Back to Blog
Supabase – Open Source Backend Casri ah

Supabase – Open Source Backend Casri ah

Shamil

Shamil

October 7, 2025

Supabase waa open-source Backend as a Service (BaaS) oo la mid ah Firebase, balse ku dhisan PostgreSQL 🐘.

Waxay si gaar ah ugu habboon tahay developers-ka raba control buuxa iyo scalability.

----

Maxaa Supabase ka dhiga mid gaar ah?

  • Waxay isticmaashaa PostgreSQL database
  • Waxay leedahay Authentication diyaarsan
  • Waxay bixisaa Realtime subscriptions
  • Waxaad heli kartaa File Storage
  • Waa open source oo bilaash ah bilowga

------

Supabase waxay si fudud ula shaqaysaa frameworks sida:

React, Svelte, Vue, Flutter, iyo Next.js.

Waxaad booqan kartaa website-kooda rasmiga ah:

●Supabase Official Website https://supabase.com


Tusaale Code (JavaScript)

Hoos ka eeg sida Supabase client loo sameeyo:

code
import { createClient } from '@supabase/supabase-js'
const supabaseUrl = 'https://your-project.supabase.co'
const supabaseKey = 'public-anon-key'
export const supabase = createClient(
  supabaseUrl,
  supabaseKey
)

Waxaad sidoo kale adeegsan kartaa supabase.auth si aad u maamusho login & signup.

Supabase waa xalka ugu fiican haddii aad rabto backend degdeg ah, ammaan ah, oo la isku halayn karo 🚀.

Shamil

Shamil

Passionate about technology and education.